L'autore, all'epoca capo della sezione pozzi al Ministero Lavori Pubblici, illustra i programmi dei lavori idrici a favore della pastorizia somala e i risultati conseguiti in sei anni di attività, fornendo elementi sugli scavi eseguiti, ripartiti per categoria e regione, sui costi relativi, sulle portate medie degli impianti e sul numero di capi di bestiame abbeverabili.Qoraaga, oo ahaa madaxa qaybta ceelasha ee wasaaradda hawlaha guud, waxuu ka hadlayaa barnaamijyada hawlaha biyaha ee lagu daryeelaayo raacatada Soomaaliyeed iyo natiijooyinkii laga gungaaray hawlihii 6da sano, wuxuu ka hadlayaa ceelasha la qoday iyo meelaha laga qoday, kharjka ku baxay iyo tirada xoolaha ka waraabi kara.The author, who was the chief of the Well Department w...