Qoraagu wuxuu maqaalkan ku falanqaynayaa arrimo ku saabsan midaynta af Soomaaliga qoran, oo dadka qaarkood ay ku doodaan in ay dhibaato ka taagantahay, iyagoo u aanaynaya kala duwanaanta lahjadaha Soomaaliyeed iyo farta af Soomaaliga oo aan xasillayn. Qoraha oo soo bandhigayaa in arrimahaasu aanu sax ahayn, wuxuuna muujinayaa caqabadaha dhabta ah ee hortaagan houmarinta af Soomaaliga: afku wuxuu la'yahay dawlad si rasmi ah u adeegsato, weerar ba'anna waxaa ku haya af Ingiriisiga, xagga ereyadana nabaadguur xooggan ayaa ku dhacaya, gaar ahaan ereyada la xiriira dhaqanka Soomaaliyeed.L'autore, in questo articolo, analizzando la questione della lingua somala scritta, cerca di illustrare che la situazione del somalo standard non è cosi problem...