Odayaashu waxay haasawahan kaga hadlayaan xoolaha, gaar ahaan geela, waxay abla-ablayn ku samaynayaan noocyada geela, iyagoo ka eegaya xagga degaanka uu ku noolyahay geela (deexda, bedka labada webi, buuraleyda), isla markiina tilmaamaya geela astaamihiisa iyo tayadiisa ugu doorka roon.In questa conversazione, gli anziani parlano del bestiame e in particolar modo del cammello: effettuano una classificazione secondo l'ambiente di crescita dell'animale (zone costiere, tra i due fiumi, montagna) indicandone le caratteristiche e qualità principali.In this conversation, the elders talk about livestock and camels, in particular: they classify them according to the natural environment in which they are raised (near the coast, the rivers, montainou...