The present article examines the development and conflicts of Somalia intelligentsia within a broad historical and social panorama. It begins with a delineation of a conceptual framework and an outline of indigenous society. The making of what the author calls 'captive intelligentsia' in a neo-colonial history is then highlighted.Maqaalkani wuxuu falanqaynayaa horumarka iyo fashilaaddii aqoonyahannada Soomaaliyeed, iyadoo si guud looga eegayo xagga taariikhda iyo bulshada. Wuxuu ku billaabayaa warbixin guud oo ku saabsan bulshada maxalliga. Wuxuu ku xijinaya wax uu qoruhu ku magacaabay 'captive intelligentsia' iyo saansaanta gumaysiga cusub.Il presente articolo prende in esame lo sviluppo e conflitti degli intellettuali in Somalia all'inter...