Wareysigan qaybtiisa hore, wuxuu Prof. Cabdalla Mansuur sharraxaad ka bixinayaa taariikhda farta Af-soomaaliga iyo sababta loogu doortay in farta Latinku ay noqoto midda rasmiga ah ee Af-soomaaliga. Qaybta labaadna wuxuu kaga hadlayaa erybixinnada iyo waxtarka ay fartu u yeelatay xagga waxbarashada iyo aqoonta guud ee soomaalida. Wuxuuna waxyar ka hadlayaa asalka faraha alifba'da dunida laga adeegsado.Nella prima intervista, il Prof. Abdalla Omar Mansur tratta la storia della scrittura somala e i motivi per cui è stato scelto l'alfabeto latino per la trascrizione ufficiale della lingua. Nella seconda intervista, il professore parla dei numerosi neologismi relativi al settore tecnico-scientifico e dell'importanza dell'adozione della scritt...