Somalia is stranded in internal divisions, even though Somalis all share the same cultural heritage: the authors judges this condition as necessary but not sufficient, the State and society must nourish these shared values. The essay is divided into three parts: the limits of Somali political élite, the case of Amoud University, the re-forming of an inclusive national identity.Inkastoo bulshada soomaaliyeed siyaabo badan ay midaysantahay xagga dhaqanka, haddana waxaa ka dhex muuqda in ay kala qaybqaybsantahay. Maqaalku saddex qayb ayuu ka koobanyahay: xadka ay gaarsiisanyihiin siyaasiyiinta Soomaaliyeed, Jaamacadda Camuud iyo dib u habaynta hayb qarameedda.La Somalia si trova a un'impasse caratterizzata da una profonda divisione interna, n...