ITALIANORaccolta di materiali diversi, curata da Abdirahman Mohamed Abtidon, relativi alla campagna di alfabetizzazione della lingua somala trasmessa da Radio Mogadiscio dal 1972 al 1974."BAYAANKA AQOONTA" è una canzona eseguita da Maxamed Cabdaw Saalim e dal gruppo Iftin, composta da Baashe Muuse Jaamac e Sugulle, registrata nella sezione "Wadani Waxbarashada" il 15.8.1978.AF SOOMAALIGAUrurin macluumaad kala duwan, oo uu soo diyaariyay Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon, oo ku saabsan ololaha farbarashada Af-soomaaliga, oo radio Muqdisho laga soo daayay muddada u dhexeysa 1972 ilaa 1974."BAYAANKA AQOONTA" waa hees ay qaadayaan Maxamed Cabdaw Saalim iyo Kooxda Iftin, Ereyadii Baashe Muuse Jaamac Laxankii Sugule. Lagu duubay qaybta Wadani Waxba...