ITALIANORaccolta di materiali diversi, curata da Abdirahman Mohamed Abtidon, relativi alla campagna di alfabetizzazione della lingua somala trasmessa da Radio Mogadiscio dal 1972 al 1974."Farteenaa la qoraya" (Si scrive la nostra ortografia) è una canzone del gruppo "Waaberi" composta da Miraale Max'ud C.Laahi Ciise Sangub. Registrata nella sezione Afka Soomaliga del 05.08.1971.AF SOOMAALIGAUrurin macluumaad kala duwan, oo uu soo diyaariyay Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon, oo ku saabsan ololaha farbarashada Af-soomaaliga, oo radio Muqdisho laga soo daayay muddada u dhexeysa 1972 ilaa 1974."Farteenaa la dhigayaa" waa hees ay qaadayaan Waaberi, waxaa curiyay Miraale, Laxankana waxaa leh Max'ud C/Laahi Ciise Sangub. Qeybta Afka Soomaaliga, taari...