ITALIANORaccolta di materiali diversi, curata da Abdirahman Mohamed Abtidon, relativi alla campagna di alfabetizzazione della lingua somala trasmessa da Radio Mogadiscio dal 1972 al 1974."b,t,j" è una canzone cantata dalla compagnia artistica "Hoobalada Waaberi", composta dal poeta Maxamuud Cabdillaahi Sangub, registrata il 22.11.1972.AF SOOMAALIGAUrurin macluumaad kala duwan, oo uu soo diyaariyay Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon, oo ku saabsan ololaha farbarashada Af-soomaaliga, oo radio Muqdisho laga soo daayay muddada u dhexeysa 1972 ilaa 1974.Heesta "b,t,j" waxaa qaada Hoobalada Waaberi, Ereyada iyo Laxanka waxaa leh Maxamuud Cabdillaahi Sangub, waxaa la la duubay 22.11.1972.ENGLISHA collection of different materials, edited by Abdirahman ...