ITALIANOLa raccolta (1979-1980) è a cura del Prof. Francesco Antinucci e di Axmed Faarax Cali 'Idaajaa' che ne ha redatto le descrizioni e i commenti.Contenuto:Numerose poesie composte da Maxamad Guuleed Faarax-Cadde soprannominato ‘Waalane’, principalmente in elogio dei cammelli.AF SOOMAALIGAWaxaa isku soo duway Prof. Francesco Antinucci (1979-1980), waxaana falanqayay, kana faallooday Axmed Faarax Cali 'Idaajaa'.Waxaa ku jira:Maanso badan oo uu curiyay Maxamad Guuleed Faarax-Cadde oo ku magacdheer ‘Waalane’, oo si gaar ah uga hadlayaan ammaanta geela.ENGLISHThe collection (1979-1980) is edited by Prof. Francesco Antinucci and Axmed Faarax Cali 'Idaajaa', the latter drew up the descriptions and comments.Contents:Several poems by the late p...