ITALIANOLa raccolta (1979-1980) è a cura del Prof. Francesco Antinucci e di Axmed Faarax Cali 'Idaajaa' che ne ha redatto le descrizioni e i commenti.Contenuto:Poesie composte da Aadan-Carab e altre poesie composte e recitate da Maxamuud-Daallin, un poeta che rivendica la sua appartenenza al movimento Derviscio (movimento per l’indipendenza somala che si batté contro i britannici negli anni ’20).AF SOOMAALIGAWaxaa soo ururiyay Prof. Francesco Antinucci (1979-1980), waxaana tifaftiray, kana faallooday Axmed Faarax Cali 'Idaajaa'.Waxaa ku jira:Maansooyiin uu curiyay Aadan-Carab iyo kuwo kale oo uu tirinayo Maxamuud-Daallin, oo ah gabyaa isku sheegay in uu ka tirsanaa daraawishtii u halgamaysay gobannimada soomaaliyeed 20meeyaddii.ENGLISHThe...