"Hubiyaa Harar iyo Hawaasta Galbeed / Hadmey isu hiilin doonaaney?" heello (siasadeed)oo la curiyay 1949. Waxaa loo adeegsaday qaadisteeda: cod rageed, kaban. Francesco Giannattasio ayaa 18/12/84, isagoo jooga Moqdisho (gurigiisa Liido)ka duubay xeesaha caanka ah Cabdillaahi Maxamuud “Qarshi” (oo noolaala 1924-1997?). Waxaa duubistaas ka bayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Hubiyaa Harar iyo Hawaasta Galbeed / Hadmey isu hiilin doonaaney?" (Quando Harar, Hawaas e Galbeed si uniranno?), heello (politico) composto nel 1949. Modo di esecuzione: voce maschile, kaban (liuto). Registrazione effettuata da ...