"Shoobo", hees casri ah oo loo adeegsaday habdhaqameedkii beeralayd (labada Shabeelle)oo la xiriirta ciyaarta Nuumbiga; muusikadii A.KH.Cabdalla, mirihii Axmedey Cabdi Gaashaan, waxaa loo adeegsaday qaadisteeda: cod rageed iyo shareero: Francesco Giannattasio ayaa 26/12/84, isagoo jooga Moqdisho (gurigiisa Liido)ka duubay xeesaaga caanka ah Awees Khamiis Cabdalla. Waxaa duubistaas ka bayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89. "Shoobo"(nome di donna), canzone moderna nello stile tradizionale contadino (del Medio e Basso Scebeli), legato al culto di possessione (Nuumbi); musica di A.Kh. Cabdalla, parole di Axm...