"Qarsoodiga", ciyaar muusika raacsan. Waxaa loo adeegsadaa: cod rageed, shareero. Francesco Giannattasio ayaa 26/12/84, isagoo jooga Moqdisho (gurigiisa Liido)ka duubay xeesaaga caanka ah Awees Khamiis Cabdalla. Waxaa duubistaas ka bayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Qarsoodiga" (il nascondino), gioco musicale. Modo di esecuzione: voce maschile, shareero (lira). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 26 dicembre 1984 a Mogadiscio (nella propria abitazione al Liido), con il suonatore di shareero (lira a sei corde) e cantante Aweys Khamiis Cabdalla. Partecipa alla registrazione Aweys M...