"Saca farsi nacay", heello (siyaasadeed); oo af-ingiriis loogu fasirayay F. Giannattasio iyo A. M. Waasuge Francesco Giannattasio ayaa 18/12/84, isagoo jooga Moqdisho (gurigiisa Liido)ka duubay xeesaha caanka ah Cabdillaahi Maxamuud “Qarshi” (oo noolaala 1924-1997?). Waxaa duubistaas ka bayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Saca farsi nacay" (La vacca rifiuta di bere l'acqua stantia), heello (politico); parlato in inglese con F. Giannattasio e A. M. Waasuge. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 18 dicembre 1984 a Mogadiscio (nella propria abitazione al Liido), con il cantante e suona...