"Aa Ruddaati" hees carbeed. Waxaa loo adeegsaday: cod rageed, fiyooliin, daf. Francesco Giannattasio ayaa 25 Jennaayo 1984 ka duubay fannaanka Maclow Nuur oo kaalinayay fannaanka Qaasim Hilowle "Iskiifo", isagoo jooga gurigiisi ku yaalla Xamar Weyne, Muqdisho, markaasana waxaa lagu jiray waraysi ku saabsan sida musikada carabta iyo midda taliyaanigu ay u saameeyeen 50meeyadii musikada cusub ee Soomaayeedd. Duubistaas waxaa kaliye ka ahaa Awees Maxamed Waasuge oo markaas soosaare ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed, 1984 ilaa 1989._-_"Aa Ruddaati" (Oh mia Rudda), canzone popolare araba. Modo di esecuzione: voce maschile, violino, daf (tamburello). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 25 dicembre 1984 a Mogadiscio con il m...