Qasiido, aan la fahmayn oo raacsan ciyaarta xayaadka. Waxaa loo adeegsaday: cod, shanbal, labo reeme. F. Giannattasio ayaa duubay 04/05/85, isagoo jooga Jasiira, gobolka Banaadir, halkaasoo lagu hayay siyaadarii Sh. Xasan El-Buraale. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_Qasiido: testo non comprensibile; rituale religioso di xayaad, in funzione (ambiente esterno). Modo di esecuzione: voci, crotali (shanbal), due timpani (owlan). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio la sera e la notte del 4 maggio 1985 a Jasiira, nella regione Banaadir, in occasione della siyaaro (comm...