Questo volume sintetizza e approfondisce alcuni punti emersi durante l'esperienza biennale di approntamento e utilizzazione di materiale didattico per l'insegnamento dell'italiano a studenti somali dell'università di Mogadiscio. Il materiale didattico, costruito su documenti audiovisivi autentici, è il frutto di ricerche compiute prevalentemente presso la cineteca della RAI._-_Buugan wuxuu soo koobayaa, faahfaahinayaana waxyaabo ka soo ifbaxay intii lagu jiray khibradda laba-sanaalaha ee diyaarinta iyo adeegsiga macluumaad waxdhista oo loogu talaggalay baridda aftaliyaaniga ardayda soomaaliyeed ee jaamacadda Muqdisho. Macluumaad waxbarasho, oo ka kooban waxyaabo maqal iyo muuqaalahi waa mirihii cilmibaaris oo badankooda lagu soo diyaariyay ...