"Yaa Rasuulullaah labbayka", qasiido xuska mawluudka la qaado. F. Giannattasio ayaa ka duubay 24/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (Soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah, oo ka soo jeeda qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay (iyadoo lagu sugnaa guriga Cumar Ibraahin, wasiirka wasaaradda beeraha) Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Yaa Rasuulullaah Labbeyka" (arabo: O Profeta di Dio, eccomi all’ascolto); inno religioso (qasiido), si esegue in occasione del Natale del Profeta (Mawliid) e in tutte le feste religiose. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 24 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabi...