"Muusa dheerow, Macaane maysku kaa marmaraaye?", dhaanto. Waxaa loo adeegsaday: codad, durbaan (teneg caag ah) iyo sacab. F. Giannattasio ayaa ka duubay 24/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (Soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah, oo ka soo jeeda qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay (iyadoo lagu sugnaa guriga Cumar Ibraahin, wasiirka wasaaradda beeraha) Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_“Muusa dheerow, Macaane maysku kaa marmaraaye?” (O alto Muusa, o dolce, posso avvinghiarmi a te?), ritornello; dhaanto, tipo 1: corrispondente alla prima delle quattro fasi in cui si articola una seduta di dhaanto. Modo di esecuzione: voci, tamburo (tanica di plastica), mani. Registrazione effettu...