"Waa dheelli beereedo / Waa dheefsan doontaa / Dhabarow dhibkaa qaado", hees beereed. F. Giannattasio ayaa ka duubay 24/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (Soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah, oo ka soo jeeda qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Waa dheelli beereedo / Waa dheefsan doontaa / Dhabarow dhibkaa qaado” (Lo squilibrio [del lavoro] dei campi, [ne] trarrai profitto, o schiena sopporta la fatica), prima strofa; hees-beerta: canto per la semina. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 24 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipavano alla re...