"Hidiyaalayow, ma adigaa yidhi?", hees geel, nooca ay yaqaanaan Ogaadeenka dega gobolka Doollo, agagaarka Wardheer. F. Giannattasio ayaa ka duubay 24/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (Soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah, oo ka soo jeeda qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti. _"Hidiyaalayow, ma adiga yidhi?" (Hai detto tu 'hidiyaalayow'?), incipit; hees-geel: canto per l'abbeverata dei cammelli, tipico dei Darood Ogaadeen (regioni del Doollo, dintorni di Wardheer). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 24 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipavan...