"Hoohoobey, na hoobey", hees caano-ruxidda (hees culidda haana). F. Giannattasio ayaa ka duubay 23/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah oo ay ka soo kala jeedaan qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay (iyadoo lagu sugnaa guriga Cumar Ibraahin, wasiirka Wasaaradda Beeraha), Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Hoohoobay, na hoobay, na hoobay" (verso stereotipo), incipit; heesta caano-ruxidda: canto per la preparazione del burro (ma in loco è stato presentato col nome 'heesta culidda haana': canto per disinfettare il recipiente haan). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 23 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Et...