"Naa waa goor gaaban dh-/-cay na wuu jiraayo", hees alool. F. Giannattasio ayaa ka duubay 23/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah oo ay ka soo kala jeedaan qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay (iyadoo lagu sugnaa guriga Cumar Ibraahin, wasiirka Wasaaradda Beeraha), Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Naa waa goor gaaban gabbal dha-/-cay na wuu jiraayo" (Ehi tu, il tempo è poco, e c’è il tramonto del sole), incipit; hees-alool: canto per la costruzione della rete di bastoni del letto dell'aqal (la casa mobile dei nomadi). Modo di esecuzione: voci, tamburo (tanica di plastica), mani. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 23 settem...