"Xayooy xee xooxexee", hees ari. F. Giannattasio ayaa ka duubay 23/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (Soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah, oo ka soo jeeda qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay (iyadoo lagu sugnaa guriga Cumar Ibraahin, wasiirka wasaaradda beeraha) Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Xayooy xee xooxexee", verso stereotipo, 'xayo', "modesta", soprannome della capra; hees-ari canto per la capre (e, in generale, per il pascolo degli ovini). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 23 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso l’abit...