"Shubeeyaa shubeey", hees caruureed. F. Giannattasio ayaa ka duubay 20/09/98, isagoo jooga Baabile, gobolka IV (Oromiya) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah (Daarood Ogaadeen iyo qabaa'il kale ee soomaali Galbeed). Waxaa duubista ka qayb qaatay, iyadoo lagu sugnaa guri gaar ah, Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Shubeeyaa shubeey" (verso stereotipo: stai quieto?), incipit; ninnananna, hees-carrureed (canti dei bambini o per i bambini). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 20 settembre 1998 a Baabile, nella IV regione (Oromia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali (Daarood Ogaadeen e altre cabile della Soomaali Galbeed). Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso un’abitazio...