"Waa ka yaalaa Quraan liis billaabaaye", qasiido xayaad lagu qabtay meel xiran. Waxaa loo adeegsaday: cod, shanbal, labo reeme. F. Giannattasio ayaa duubay habeen taariikhdu ay ahayd 04/05/85, isagoo jooga Jasiira, gobolka Banaadir, halkaasoo lagu hayay siyaadarii Sh. Xasan (Al-Buraale). Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Waa ka yaalaa Quraan liis billaabaaye / Bismillaa baab Quraanaa" (E’ scritto nel Corano, si comincia con Bismillaa), qasiido; rituale religioso di xayaad, in funzione (al chiuso). Modo di esecuzione: voci, crotali (shanbal), due timpani (owlan). Registrazione ...