"Abbow heleli hoobo", salsal, hees la qaado marka awrta la rarayo. F. Giannattasio ayaa 30/04/85, isagoo jooga gurigiisa ku yaalla Liido ee Moqdisho, ka duubay Diiriye Faarax Cali oo loo yaqaan "Xaaji Baalbaal". Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89. _-_"Abow heleli hoobow" (verso stereotipo), incipit; salsal, canto ritmico eseguito quando si caricano i cammelli. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 30 aprile 1985 a Mogadiscio (nella propria abitazione al Liido), con Diiriye Faarax Cabdi, detto Xaaji "Baalbaal". Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allo...