"Tuma dheh, taa / cusub dheh", halqabsi hees shirib qaabkiisa laga yaqaan degaanka Sanaag (iyo Bari), waxyaabaha loo adeegsaday: cod rageed, sacab iyo cagaha oo dhulka lagu garaacayo. F. Giannattasio ayaa 30/04/85, isagoo jooga gurigiisa ku yaalla Liido ee Moqdisho, ka duubay Diiriye Faarax Cali oo loo yaqaan "Xaaji Baalbaal". Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89. ._-_"Tuma dheh, taa / Cusub dheh" (Battete, quella nuova), incipit; 'shirib', canto di danza nello stile della regione Sanaag (e del Bari). Modo di esecuzione: voce maschile, mani (sacab) e piede battuto a terra. Registrazi...