"Haa-hoo, hoobe hoobee hoobeey haahoo", hees ciyaarta Batar ee laga yaqaan degaanka Ceergaabo (Sanaag). habka loo adeegsaday: cod rageed, sacab iyo cagaha oo dhulka lagu garaacayo. F. Giannattasio ayaa 30/04/85, isagoo jooga gurigiisa ku yaalla Liido ee Moqdisho, ka duubay Diiriye Faarax Cali oo loo yaqaan "Xaaji Baalbaal". Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Haa-hoo, hoobe hoobee hoobeey haahoo", incipit stereotipo metrico; 'batar', canto di danza (cayaar), zona di Ceerigaabo (Sanaag). Modo di esecuzione: voce maschile, mani (sacab) e piede battuto a terra. Registrazione effett...