"Hobaalayeey hobaalayeey hoobey", 'qaraami', nooc maanso oo mowduuceedu yahay jacal. F. Giannattasio ayaa 30/04/85, isagoo jooga gurigiisa ku yaalla Liido ee Moqdisho, ka duubay Diiriye Faarax Cali oo loo yaqaan "Xaaji Baalbaal". Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Hoobaalayeey hobaalayeey hobeey" (stereotipo metrico); 'qaraami', tipo di gabay - genere poetico - ad argomento amoroso. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 30 aprile 1985 a Mogadiscio (nella propria abitazione al Liido), con Diiriye Faarax Cabdi, detto Xaaji "Baalbaal". Partecipa alla registrazione...