"Meel doora ka yeertay duur waaye" , "Minaa alkunkaa ku uureeyaa", hees badeed. F. Giannattasio ayaa ka duubay 22/04/85, koox kalluumaysato ah oo ku nool Jasiira, gobolka Banaadir. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Meel doora ka jeertay duur waaye” (Il luogo in cui canta il gallo è boscaglia), "Minaa alkunkaa ku uureeyaa" (Se il tuo fidanzato ti mette incinta), incipit; canti dei pescatori. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 22 aprile 1985 a Jasiira, nella regione Banaadir, con un gruppo di pescatori del villaggio. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed...