"Aw Saciidow saqi waaye", "Bariinkaasaan baran waaye", "Sheekh Ayuumbi lagu moodi", "Sooyaa nasraa siraa", "A Dawaa i gee", heeso badeed. F. Giannattasio ayaa ka duubay 22/04/85, koox kalluumaysato ah oo ku nool Jasiira, gobolka Banaadir. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Aw Saciidoow saqi waaye" (Il signor Saciid è generoso), "Bariinkaasaan baran waaye" (Quella storia non la capisco), "Sheekh Ayuumbi lagu moodi" (Grazie a Sheekh Ayuumbi ce la siamo cavata), "Sooya nasraa siraa" (???), "A Dawaawo i gee" (Portami a Dawaawo), incipit; canti dei pescatori. Registrazione effettua...