"Hoobiyaa heellee", hees geela loo qaado; arar looga hadlaayo. F. Giannattasio ayaa duubay 17/4/85, isagoo jooga jardiinka guriga Sh. Caqiib Cabdullaahi Jaamac "Qumbixaali" oo ka tirsan dariiqada Saylaciya (laan ka tirsan Qaadiriya). Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Hoobiyaa heellee", incipit (verso stereotipo), canto per abbeverare i cammelli; introduzione parlata. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 17 aprile 1985 a Mogadiscio, nel giardino dell'abitazione di Sheekh Caaqib Cabdullahi Jamac "Qunbixaali", esponente della dariiqo Seyliciya (filiazione della Q...