"Alla wiinow, malaakha ween". Qasiido lahjadda Maay lagu tiriyo; oo loogu talaggalay digriga dariiqadda Makhtuubiyada. Bilaowga digriga, Sh. Murjaan ayaa la hadlaya xirta: "Waa wada salaamantihiin, nin waliba meel haku sugnaado, koox koox isu qaybiya: kuwa dhexda ku sugan waa inay ka dhaqaaqaan; Kuwa reer Buulo Mareer meel gaar ah, kuwa reer Jilib meel kale; Haweenkuna waa bartamaha. Francesco Giannattasio ayaa 11/02/85, isagoo jooga Far Xaano (Shabeellada Hoose) agagaarka Baraawe, ayuu duubay waqti la siyaaranaayay qabriga Sh. Makhtuub Karaama. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 19984-89....
Qasiido, "Axmadow, Allaayo, waa casiiskee caddaayee", xayaad, lagu sameeyey meel xiran. F. Giannatta...
"Maayaa sabartee", "Kayoole i gee", "Ishaa marmaro heeliyaa", "Muumow ala waa", "Taagole i gee", "La...
"Muusa dheerow, Macaane maysku kaa marmaraaye?", dhaanto. Waxaa loo adeegsaday: codad, durbaan (tene...
"Allaahu Allaa, Ilaahu Mowlaana". Digri dariiqa Qaadiriya. Ugu dambayntii ducadii Sheekha. Waxaa duu...
"Waa ka yaalaa Quraan liis billaabaaye", qasiido xayaad lagu qabtay meel xiran. Waxaa loo adeegsaday...
"Asalaamu asalaamu calayka / asalaamu yaa Nuuru Moxammad". Qasiido qoran oo lahjadda Maay ah, laguna...
"Huwaaya Hamiidu Majiiddu". Qasiiddo qoran oo lahjadda Maay ah oo lagu qoray far carbeedda; u habays...
"Salaamullaahi calaa sheekhey/ Xuseenayl-Baali baasi laah"; "maddad yaa sheekheenna Xuseen / shamsu ...
"Mowliidka Nabigeennu waa lagama maarmaane", gabay lagu xusayo Nabiga (NKHA); arar looga hadlayo. F....
"Qaboobow Nuuraheeaa", "Imaan Nurkeyna Maxamadow / Arla Madiina Yaallow". F. Giannattasio ayaa duuba...
"Shaaw ma qaatoo Sh. Abroone", qasiido xayaad oo qaab diimeed loo adeegsanayo. Waxaa loo adeegsaday:...
"Nuur jeelow salaam calayka", "Ilaahi baaqi waaye" waa laba qasiido. F. Giannattasio ayaa duubay 14/...
"Tuma dheh, taa / cusub dheh", halqabsi hees shirib qaabkiisa laga yaqaan degaanka Sanaag (iyo Bari)...
Qasiido, aan la fahmayn oo raacsan ciyaarta xayaadka. Waxaa loo adeegsaday: cod, shanbal, labo reeme...