"Huwaaya Hamiidu Majiiddu". Qasiiddo qoran oo lahjadda Maay ah oo lagu qoray far carbeedda; u habaysan qaabka digriga dariiqadda Axmadiya, waxaana qaadistiisa loo adeegsaday: codad. Francesco Giannattasio ayaa 11/02/85, isagoo jooga Far Xaano (Shabeellada Hoose) agagaarka Baraawe, duubay waqti la siyaaranayay qabrigii Sh. Makhtuub Karaama. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 19984-89. _ -_"Huwaaya Hamiiddu majiiddu", incipit della qasiido (traslitterazione somala, dialetto maay, dall'arabo, "Lui - Dio -, Lodato, Glorioso"); rituale di digri, congregazione della Axmadiya (in funzione). Modo...