"Baxnaanada dheeri waa bilow ee", heello. Francesco Giannattasio ayaa 15/01/85, isagoo jooga guriga Cabdillaahi Maxamuud "Qarshi". ururin belwo iyo heello waxaa qaaday Cabdillaahi Maxamuud "Qarshi", isagoo adeegsanayo kaban iyo cod; Guduudo Carwo, cod haweenay; garaacis daf; fiyoliin; trumbo oo ay adeegsanayeen saddex fanaaniin oo ka tirsan Golaha Masraxa Soomaaliyeed. Waxaa duubistaas ka bayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89.._-_"Baxnaanada dheeri waa bilow ee" (Il prendersi cura di te è l'inizio), heello. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 15 gennaio 1985 a Mogadiscio presso l'abit...