"Qabanqaabiyo wax ila qabo oo", heello. Francesco Giannattasio ayaa 15/01/85 ka duubay Cabdullaahi Qarshe oo qaadaya belwo iyo heello, isagoo adeegsanaya kaban iyo cod, waxaana la qaadaysay Guduudo carwo iyo saddex qalab muusiko oo garaacayeen 3 qof oo ka tirsan fanaaniinta Masraxa Qaranka. Waxaa duubustaas ka kaaliyay Awees Maxamed Waasuge oo ka ahaa soosaare Masraxa Qaranka Soomaaliyeed 1984-9._-_"Qabanqaabiyo wax i laa qaba oo" (Organizza e dammi una mano), heello. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 15 gennaio 1985 a Mogadiscio presso l'abitazione di Cabdillaahi Maxamuud "Qarshi". Repertori del belwo e heello (nuova musica somala) eseguiti da Cabdillaahi Maxamuud "Qarshi", kaban (liuto) e voce; Guduudo Carwo, voce fem...